Talo muhiim ah oo Somalia kuwajahan

Madaxweynaha Somalia, Arriswasaaraha Somalia, wakiilo ka socda baarlamaanka, wakiilo ka socda ururada mucaaraddka, wakiilo ka socda bulshada ariyaga) waa iney kulan deg deg ah iskugu yimaadaan danta guud ee dalka awgeed, hana  joojiyeen  dagaalka siyaasiyeed ee xukun jaceelka ah oo wax dan ah ugu jirin shacabka Somaliyeed, dhibaato weyna ku abuuri kara dalka Somalia.

Somalia maanta qalalaasi siyaasadeed uma baahna, caalamkuna indhaha ayuu ku yaan Siyaasiyiinta Somalia, iyo mustaqbalka Somalia.

Horumamarka dalkiina iyo dadkiina wax walba ka hormariya haddi aad wadaniyiin tihiin.

JOOJIYA QABYAALADDA OO XILIGII XURIYADDA Somalia qaadatay 1960 la burburiyey.

Siyaasiga Somaliyeed oo maanta qabiil aaminsan waa cadawga kowaad iyo  khaanu-wadan ee Somalia allah ha ka qabto shacabka iyo dalka Somaiia.