Talo soo jeedin  ku wajahan dawladda Somalia and  axsaaBta mucaaradka Somalia

Madaxda dawladda Somalia iyo hogaamiyaasha mucaaradka waa iney ka fogaadaan tilaabo kasta

oo wax u dhimi karta dawladnimada dalka and shacabka Somaliyeed, kana fogaadaan faragalin dibadeed.

Shacabka Somaliyeed waa iney  ka hortagaan tilaabo kasta oo dalkooda lagu burburinayo. Caalamka Somalia taageera  indhaha ayey ku hayaan marxaladda hadda dalku marayo iyo tilaabooynka siyaasiyiinta Somalia qaadayaan!!!

Abdillahi Jama, www.sirclund.se