Somali International Rehabilitation Centre (SIRC) waxay u hambalyeeneysaa dabaaldega 26da June 1960 xuriyadda shacabka Somaliland ka qaateen Ingriiska, oo ah maalin weyn Somali oo dhan u dabaaldagaan. Hambalyo Somaliland!!!