HAMBALYO SHACABKA SOMALIYEED
Hambalyo Shacabka Somaliyeed ee gobolada waqooyi iyo shacabka Somaliyeed ee gobolada konfureed oo xoriyadooda ka qaatay ingriiska iyo talyaaniga kuna midoobay 1dii July 1960kii jamhuriyada Somalia iyagoo ay hogaaminayeen wadaniyiintii SNL iyo SYL.
Shacabka Somaliyeed makala maarmaan! KHILAAFKA HADDA JIRA WAA IN MIISKA WADAHADALKA HA LAGU DHAMEEYO iyadoo si dhabha looga hadlayo sababta keetay khilaafka. Hadii kale cadaw badan ayaa ka faaiideysan doona lagana shalayn doona.
Abdillahi Jama