Waa nasiib daro weyn in ganacsatada Muqdishu sida la sheegayo u tartamayaan iney iibsadaan dhulka hantida guud oo laga dhaxlay dawladihii soo maray dalka. Waxaa lagu rajaweyn yahay in Mudane Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud tilaabo adag arrintan ka qaadi doono. Ganasatada waxaa kaga filayey iney qayb weyn ka qaataan dib u dhiska hayadihii dawladda oo nasiib darro ku bururay dagaaladii sokeeye iyo weeraradii dalka dibadda uga yimid.
Waxaan shacabka Somaliyeed meel kasta oo ku noolyihii allah uga baryayayaa nabad, horumar, bashbash iyo barwaaqo. Shacabka Somaliyeed horumar ma gaarayaan illaa CUDURKA DILAAGA AH Qabiilka Iska Daaweeyaan laga bilaabo siyaasiyiinta iyo odayaal dhaqameedka.
Abdillahi M. Jama, Lund Sweden