TALO SOO JEEDIN MUHIIM AH EE KU WAJAHAN SIYAASIYIINTA SOMALIA
Talo soo jeedin ku wajahan dawldda Somalia iyo axsaabta mucaaradka Somalia. Madaxda dawladda Somalia iyo hogaamiyayaasha mucaaradka waa iney ka fogaadaan tilaabo kasta oo wax u dhimi karta dawladnimada dalka iyo shacabka Somaliyeed., kana fogaadaan faragin dibadeed.
Shacabka Somaliyeed waa iney ka hortagaan tibaabo kasta oo dalka lagu burburinayo. Caalamku Somalia taageera indhaha ayey ku hayaan marxaladda hadda dalku marayo iyo tilaabooyinka siyaasiyiinta Somalia qaadayaan.
Abdillahi Jama,
www.sirclund.se