QABYAALAD = JAAHILNIMO XANBAARSAN HORUMAR LA’AN DAL IYO MAGAC XUMO UMMADEED EE CAALAMI AH
QOFKII SOMALI AH OO AAMINSAN CUDURKA QABYAALADDA HA HAADO SIYAASI AMA QOF CAADI AH HA LAGA FOGAADO SI UUSAN CUDURKA HALISTA QABYAALADDA UGU FIDIN BULSHADA SOMALIYEED. WAA TALO!!!
DHALINYARADA SOMALIYEEDOW KA FOGAADA QABILKA/QABYAALADA SI QABYAALADU HORUMARKA MUSTAQBALKIINA IYO MUSTAQBALKA DALKIINA DHIBAATO UGU KEENIN!!!
Madaxweynaha Somalia, Raisul Wasaaraha Somalia, xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka mustaqbalka waa iney burburiyaan qabyaladda Somalia magac xumo weyn u keentay dalka iyo shacabka Somaliyeed. Qof qabyaalad aaminsan waa inuusan xil qaran loo dhiibin. Xubnaha baarlamaanka, madaxeynaha, Raisul wasaaraha, golaha wassiirada, shaqaalaha dawladda waa in shuurado adag lagu xiro taas oo ah ineysan aaminsanayn qabiil iyo qabyaalad.
Abdillahi Jama,
Lund Sweden