KHAMIIS, MAARSO 28, 2024, Source: Hiiraan Online

Baarlamaanka labadiisa aqal oo maanta loo qeybiyay nuqulka wax ka beddelka dastuurka

Khamiis, Maarso, 28, 2024 (HOL) – Baarlamaanka dowlaldda Federaalka Soomaaliya labadiisa gole ayaa maanta loo qaybiyay nuqulka u dambeeya ee soo jeedinta wax ka beddelka afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka kumeel gaarka ah.

Warkii oo dhan