Qabyaaladdu asal ahaan waa jaahilnimo, cadawga, sunta, kansarka, cudurka koowaad
ee qof kasta Somali ah halis weyn ku haya.
Qabyaaladdu waa jaahilnimo, burburinta, ciribtirka jiritaanka Somalinimada iyo mustaqbalka qof Kasta oo Somali ah meel kasta oo uu ku nolooyahay aduunka. Sidaas darteed, waxaa waajiib ku ah qof kastoo Somali ah inuu qayb weyn ka qaato ciribtirka CUDURKA KANSARKA QABYAALADDA oo ah cadawga kowaad ee mustaqbalka qof kasta oo Somali ah iyo jiritaanka mustabalkiisa. Horumar ma jiri doono inta kansarka qabyaaladda la’aaminsan yahay.