A nation in the Horn of Africa will disappear by 2050”.

Aqoonyahan kasoo jeeda Geeska Africa wuxuu qoray 2011 Article  lagu magacaabo “ A nation in the Horn of Africa will disappear by 2050”. Dalka maabka addunka ka bixi doona waxuu ka dhigay Somalia. Arrintaas cid kubaraarugtay ma jirin.

Muxuu qoraalkiisa saldhig uga dhigay:

  1. Waxaa dhismi doona maamul gobaleedyo (regional states”
  2. Regional states waxay ku dhawaaqi doonaan ineysan aqoonsaneyn dawladda dhexe ee federaalka ah Somalia.
  3. Dawladda federaalka meesha ayey ka bixi doontaa gabi ahaan
  4. Maamul goboleedyadu  waxay u qaybsami doonaan labo:
  5. Qaar ku biira Ethiopia iyo
  6. Qaar ku biira Kenya

Halkaasna waxaa kuburburi doona dawladnimadii iyo midnimadii Somalia.

Dawr  sano ka hor, shir ay yeesheen maamul gobaleedyada hadda jira waxay shir ku jeesheen mid ka mid ah mamuul-gobaleedyada,  waxayna ku hanjabeen iney kalsoonida kala laaban doonaan dawladda dhexe Somalia.  Arrintaas wawal weyn ayey abuurtay.  Somaliyeey heshiiiya oo cudurka qabiilka  oo laidiin adeegsanaya meesha ka saara.

Somaliyeey Qabiilku waa kii jiritaankiina iyo Somalinimdadiina khatarka weyn ku haya!!!