Somali International Rehabilitation Centre (SIRC) www.sirclund.se . Waxay usoo jeedinaysaa Dawladda Federaalka Somalia in cabashada ururka haweenka Somaliyeed oo laxiriira Guriga Haweenka Somaliyeed ee Mugdisho in Dawladda Federaalka si deg deg ah wax uga qabato bacdamaa haweenka Somaliyeed yihiin lafdhabarka Somalia. Maamulka gurigood oo dawladdii Siyaad Barre udhistay haweenka Somaliyeed yaan lagu faragalin!!!
Abdillahi Jama