Somalia waxay leedahay sadex hay’adood oo kumeel-gaar ah oo aan  shacabka somaliyeed dooran:

  1. Labada aqal ee barlamaanka oo kumeelgaar ah
  2. Maxkamada sare oo kumeelgaar ah
  3. Xukuumad kumeelgaar ah

Go’aamada/heshiisyada masiiriga ah oo ay xukuumadu qaadato waxaa qasab ku ah in labada aqal baarmaanka la horgeeyo si ay u ansixiyaan ama ay udiidaan.